Marwada Koowaad ee Dalka oo olole loo baahan yahay kawada Mareykanka

Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Seynab Cabdi Macalin oo Olole loogu gurmanayo dadka ay saameysay fatahaaddu ka wadda Gobollada Mareykanka ayaa magaalada Magaalada Seattle ee waddanka Maraykanka kaga qeyb gashay kulan loogu gurmanayo dadka Soomaaliyeed ee dhibaatadu kasoo gaartay fatahaadda Gobollada Hiiraan, Baay iyo Gedo. Marwada dalka oo hadal ka jeedisay kulanka ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed … Continue reading Marwada Koowaad ee Dalka oo olole loo baahan yahay kawada Mareykanka